Xaalad Qatar ah oo soo wajahday Ilhan Cumar iyo Madaxweyne Trump oo sabab u ah

 Ilhan Cumar oo ah mudane ka tirsan Aqalka Wakiillada ee Mareykanka, ayaa sheegtay in ay kordheen hanjabaadaha dilka ah ee loo soo dirayo. Ilhan waxay sheegtay in dhanbaallada xambaarsan hanjabaadda dilka ah ee iyada ka dhanka ah ay soo bateen, wixii ka danbeeyay marki uu madaxweyne Donald Trump uu faafiyay muuqaal liddi ku ahaa, hadal … Continue reading Xaalad Qatar ah oo soo wajahday Ilhan Cumar iyo Madaxweyne Trump oo sabab u ah